Sign in to follow this  
Deeq A.

Kenyatta: Howlgalkii Waa La soo Gabagabeeyey, 14 Qof Ayaana Ku Dhimatay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenya ayaa goordhow xaqiijiyey in la soo afjaray howl-galkii ay ciidamada ka sameeyeey hotelka ay Al-shabaab weerareen ee Dusit complex.

Mr. Uhuru waxaa uu intaasi ku daray in 14 qof ay ku dhinteen halka qaar kale uu dhaawac ka soo gaaray intii uu dagaalka socday.

In ka badan 50 qof la soo badbaadiyey kuwaas oo qoyskooda is heleen, dadkaasi ayaa goobta qaraxa ku xayirnaa in ka badan 10 saac. Dad la soo badbaadiyey ayaa hoos galay kuwaas, miisaska iyo qaar musqulaha ku dhuuntay.

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this