Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf Oo Ka Badbaaday Weerarkii Al-shabaab Ku Qaaday Huteelka Dusit Ee Nairobi.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Nairobi)Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay weerarka maanta lala beegsaday Hotel Dusit ee magaalada Nairobi.

4753D2BB-A34F-4AC4-B5DB-2FBCBD3BE279.jpe

Madaxweynaha Galmudug ayaa hotelka waxa uu shil kula lahaa Hay’adda SSF oo ay kawada hadlayeen sidii loo hormarin lahaa Galmudug ayaa waxaa mar qur ah Afaafka hore ee Hotelka ka dhacay Qarax iyo is rasaaseen.

Wafdiga uu hogaaminayay Madaxweynaha ayaa ka badbaaday weeraradii lala beegsaday waxaana goobtaa ka saaray Ciidamada amaanka ee Kenya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this