Deeq A. Posted January 14, 2019 Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay maqaaxida The Village oo ku taala degmada Hodan ee Muqdisho. Ilaa hadda si rasmi ah looma oga qasaaraha ka dhashay qaraxaasi. Ciidamada ayaa xiray halka uu qaraxa uu ka dhacay waxaana Boolisku uu sheegay in gaari kale uu qaraxa ah uu yaalo goobta uu qaraxu uu ka dhacay. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites