BOB Posted June 25, 2010 Wareegto Luga Cad I would've helped you out laakiin hadhoow aa meelaha waxaa lagu maqlaa adigoo meelaha ku haayo Reer Kismaayo sixirooleyaaal waaye iyo wax aan loo joogin...marka hakaa saarto. Dixon weligay aan maqli jiray...waxaaba u maleen jiray inee qatar tahay illaa aan arko sawirkeeda. :eek: Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted June 25, 2010 Bob, saas maa keentay? Ani koley inaa aqaano iska daayee, waligey baniikol xataa kama arkin... Sixirka soo tuur, markaanoo kale waxaasoo kale la'isma weydiiyee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 25, 2010 BoB sxb maad iska badashid sawirkaan foosha xun. In aad sixiroole tahay waxaa lagu garanayaa Sawirkaan.. king kong... Dixon Hada Hindi aaba iska leh sooma aha? Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted June 25, 2010 KK, maybe Somaligeyga aa suprise ku noqotey xooga. Haddiiba la inkiraayo maanta, waxba ma aha, ka soco, aniga waan ku gartey right away though. Bal ii soo sheeg markaad isoo xususatid, xaal na waan kaa rabaa. "Thursdays at Fluid! ahem ahem" lol@BOB yaah isqarxis.com durbadiiba...work your magic bal, lets see if you can help her... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted June 25, 2010 Thursdays at Flu.who? I admit to nothing! N.O.T..A..D.A.M.N..T.H.I.N.G! Shib naga dheh adi meesha qarxiskaan xey eheed? Najeynaa! Xaalkaaga Qaran Express aa laguu soo dhigaa, meeqaa ku aamusiso soo sheego? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted June 25, 2010 lol...Inkiraada iska dhaaf hee. Waaba igu daadinee, iyaah! tol la'aan maan ahay (where my ppl at, holla)..ceeb badanidaa.. suuro badanidaa....waa ku daaye hee.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baluug Posted June 25, 2010 Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Nothing, xaaji. Have you ever been to Dhigsan yourself? Not yet, but I guess I'll be checking it out in a couple weeks. Anything I should see there, or is it just apt buildings and low-flying airplanes? Quote Share this post Link to post Share on other sites