Deeq A. Posted January 13, 2019 Doorashada baarlamaanka iyo Deegaanku waxay u muuqdaan in ay kala hadhayaan . Haday kala hadhaan , waxaa muuqata in Doorashada deegaanku qabsoomi dooto xili ka mida sanadka 2019 . Haday dhacdo doorashada deegaanku waxaa suurta gala isbadal aan hada dadka u wada muuqan . hadii isbadalkaasi yimaado , xiise cusub iyo xamaasad cusub ayaa iman doonta . Hadii xiisahaasi yimaado , jeegaan danbe la maqli mayo . Hadii jeegaan la maqli mayo , magacyo kalena lamaqli mayo . Hadii magacyadaa la maqli waayana jilayaal cusub ayaa soo bixi doona . Hadii kuwaasi soo baxaana , ciyaartay cusub ayaa soo bixi doona , haday soo baxaana ciyaaro cusub baa iman doona . ugu danbayn ,caawa faaladu waa buuxso meelaha banan. Source Share this post Link to post Share on other sites