Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Ku-xigeenkii Xisbiga UCID Oo Xilkii Laga Qaadey, Dhankiisana Sheegay Inuu Isagu Is-casilay.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxa uu sheegay in uu xilkii ka qaadey guddoomiye ku xigeenkaasi Cabdinaasir Muxumed Buuni.

50143744_2159603264290128_45707410772873

Guddoomiye ku xigeenka mucaaridka ah ee Xisbiga UCID Cabdinaasir Muxumed Buuni oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu isaguna sheegay in uu xilkaasi iska casilay.


Goordhaw la soco warkan oo faah-faahsan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this