Deeq A. Posted January 13, 2019 Garoowe ( Sh. M. Network )-Saciid C/laahi Deni madaxweynaha cusub ee maamulka goboleedka Puntland ayaa soo saaray wareegto si toos ah ugu socota wasaaradda Maaliyadda ee maamulkaasi. Madaxweyne Deni ayaa amray madaxda wasaaraddaasi in la joojiyay canshuur dhaafkii loo sameynayay hay’daha dowladda iyo kuwa caalamiga ah ee ka howlgala Puntland. Digreetadan oo ku taariikheysneyd 12 bishan oo shalay ku beegneyd ayaa lagu wargaliyay mas’uuliyiinta wasaaradda Maaliyadda maamukaasi in ay fuliyaan amarkani. Halkan hoose ka Akhriso:- The post Akhriso:-Madaxweynaha P/land Oo saaray amaro culus appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites