Deeq A. Posted January 13, 2019 Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa wareegto uu soo saaray ku faray wasaaradda maaliyadda in la joojiyo dhammaan casnhuur dhaafkii loo sameynayey hay’adaha dowladda, kuwa caalamiga ah iyo sidoo kale kuwa sida gaarka ah loo leeyahay. Wixii maanta ka bilowda ayuu wareegtada ku sheegay in gabi ahaanba arrintaasi la joojiyey, waxaana la faray wasaaradda in arrintaasi ay u hoggaansanto. Hoos ka akhriso: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites