Deeq A. Posted January 13, 2019 Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin guud ka bixiyay illaa iyo haatan howsha u qabsoontay ee la xariirta arrimaha Dastuurka dalka. Senator Cabdi Qeybdiid ayaa sheegay in ay ku guuleysteen dhameestirka 9 cutub oo ka mid ah Dastuurka KMG dalka. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ay weli u harsan yihiin 5 cutub oo kale, ayna ku guda jiraan, sidii ay soo gabagabeyn lahaayeen inta ka harsan bishan Janaayo ee 2019-ka. Halkan hoose la dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/cod-dastuurka-web.mp3 The post Dib u eegista Dastuurka Oo dhawaan la soo gabagabeynayo appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites