Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Puntland oo joojiyey canshuur dhaafyadii ay samayn jirtay Wasaarada Maaliyadu

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha cusub ee Dawlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa joojiyey dhamaan casnhuur dhaafyadii iyo canshuur dhimistii ay samayn jirtay Wasaaradda Maaliyadu, wuxuuna amray inaan la samayn karin wax casnhuur dhaafa.

Arintan ayaa meesha ka saaraysa dhamaan canshuur dhaafyo iyo casnhuur dhismiyo joogta ah oo ay samayn jireen Wasaaradda maaliyada iyo madaxtooyada Puntland.

Akhriso wareegtada Madaxweynaha

dhaaf.jpg?resize=698%2C960&ssl=1

The post Madaxweynaha Puntland oo joojiyey canshuur dhaafyadii ay samayn jirtay Wasaarada Maaliyadu appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this