Che -Guevara Posted January 12, 2019 https://www.hiiraan.com/news/2019/jan/wararka_maanta11-158718.htm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted January 12, 2019 Strange. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted January 13, 2019 Farmaajo is saying … Soomaalidu waa … Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 13, 2019 Xildhibaanada baarlamaanka wey diidi karaan, siiba sharciga in la rabo la badalo, taasoo baarlamaanka loo soo wado toddobaadkaan. Sharciga la rabo la badalo: Maxaa ku qoran xeerka ay DF dooneysa inay bedesho ee Bankiga Dhexe Xukuumadda Soomaaliya ayaa todobaadkan lagu wadaa inay baarlamaanka federaalka ah hor keento wax badalka “Xeer Maamul Bankiga dhexe”, iyada oo arrintn ay horudhac u tahay in qof ajnabi ah loo magacaaba guddoominta bangiga dhexe ee Soomaaliya. Sharci No. 130, qodobka 4aad waxaa uu ka hadlayaa maamulka bangiga dhexe oo faqrada 1aad ee qeybta 4aad ka hadlaya maamulka sida; inay ka koobnaadaan guddoomiye, ku-xigeen iyo 5 kale oo fulinta ku jirin. Qeybt hadda la badali rabo waa faqrada 2aad ee qeybta 4aad oo ku qoran: (1) Waa inuu noqdaa qof hufan oo: Soomaali ah. Heysta shahaado ama aqoon u dhiganta oo nidaamka maaliyadda, lacagta iyo guud ahaan xisaabaadka. In aaney wax ka hor istaagaya sida ku qoran, qodobka 14aad ee xeerkan (2). Looma magacaabi karo guddoomiye bangi ama ku-xigeen isaga oo aan heysan Shahaado Jaamacadeed oo xagga maaliyadda, sharciga, lacagaha iyo dhaqaalaha la xiriirta. Qof aan heysan khibrad ka yar 12 sano. Waa inuu maamul ka soo qabtay hey’ado maxali ah iyo dowli ah…. (3). Shuruudaha kale ee maamulka waxaa ka mid ah guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa waxaa magacaabaya madaxweynaha kadib markii ay soo jeediyaan golaha wasiirrada, isaga oo 4 sano xasfiiska heyn-doona, marka uu qofka shaqada ka tagayo waxaa uu qoraalka u dirayaa madaxweynaha. Haddaba, xukuumadda federaalka ah ayaa dooneyso in la badalo qodobka dhigaya inuu Soomaali yahay, waxaana muuqa inuu booska qaban-doono qof ajnabi ah. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted January 13, 2019 maxaa ku khasbey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted January 13, 2019 IIMF. If it is true, They controll most of central banks of world, to safe guard their money .This will be a period of time and probably good for today Somalia. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted January 13, 2019 And plan to print banknotes Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted January 13, 2019 7 hours ago, maakhiri1 said: And plan to print banknotes what is that to do with Cadaan governor, Sir? kkkkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted January 13, 2019 6 minutes ago, Samafal said: what is that to do with Cadaan governor, Sir? kkkkkkk would be strange to see signature of foreigner as governor on Somali shilling ? Maybe he should be given Somali Citizenship. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted January 13, 2019 This is insulting on so many levels. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Asad Ahmed Posted January 13, 2019 3 hours ago, Suldaanka said: This is insulting on so many levels. No it is not Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khadafi Posted January 13, 2019 Bizarre and insulting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted January 13, 2019 Stupid action if true. They should hire Yussur Abrar instead who quit Hassan Sheikh government after refusing to commit fraud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted January 13, 2019 What this Khayre guy is cooking? This has no business in central bank. First of all, he e hasn't worked in any bank, and he is not an economist who has any experience about monetary policy or banking in general. Of course he got a degree in Agricultural economy in order get a job within NGO's and others. Second, he was fired before by the world bank. Third he was a member of the fake Som Oil company created by former members of British conservative party who will be crushed in the Brexit deal this coming Tuesday. Finally, he is not A Somali citizen. We know the treacherous Brits are putting their foot down on the neck of " Nabad iyo Nolol" but that doesn't mean they have to give the shop away. There are many qualified Somalis who have extensive international banking and fiancé management experience. If you want to hire a foreigner, at least get one of those There are world renown currency experts This must not be allowed. Quote Share this post Link to post Share on other sites