Sign in to follow this  
Deeq A.

War Deg Deg Ah: Ciidamadda Booliska Somaliland Oo Xabsiga U Taxaabay Abwaan Cabdiraxmaan Abees.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Abees) ayaa ciidamadda Boolisku xabsiga u taxaabeen.

DF2064F4-2C30-4AF6-9927-6EB28B566DEF.jpe

Ilaa hadda lama garanaayo sababta ay u xidheen Ciidamaddu Abwaankan da’da yar. Habeenkii xalay ayuu Abwaan Cabdiraxmaan Abees bandhig sugaaneed uu ku soo bandhigay Hargaysa taas oo ay Xukuumaddu dhibsatay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this