Sign in to follow this  
Deeq A.

Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo lagu dilay dalka K/ Africa

Recommended Posts

Deeq A.   

Cape Town ( Sh. M. Network )-Ku dhawaad 5 Muwaadiniin Soomaali ah ayaa saacadihii la soo dhaafay dil iyo dhaawac loogu geystay gudaha dalka Koonfur Africa.

Kooxo burcad ah oo u dhashay dalkaasi ayaa la sheegay in ay dileen illaa labo Muwaadiniin oo Soomaali ah, sidoo kalena ay dhaawaceen labo kale.

Wararka ayaa sidoo kale intaasi ku daraya in ay boobeen, kadibna ay gubeen goobo Ganacsi oo Muwaadiniintaasi ay ku lahaayeen halkaasi.

Inta badan waxaa gudaha K/ Africa dhibaatooyin xoogan loogu geystaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi.

The post Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo lagu dilay dalka K/ Africa appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this