Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Dadkii Ku Hanti Beelay Dadbkii Suuqa Bakaaraha Oo Caawinaad u Baahan

Recommended Posts

Deeq A.   

Ganacsatadii habeen ka hor ku hanti beeshay dadbkii ka kacay suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ka dalbaday dowladda federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed iney caawiyaan.

Waxa ay sheegeen in halkaasi uga burburtay hanti aad u badan, islamarkaana hadda ay meel eber ah ka taagan yihiin.

Ganacatadan ayaa sheegay in boqolaal qof ay ku noolaayeen hantidii ka burburtay, islamarkaana ay codsanayaan in loo soo gurmado.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/CODADKA-BARAAKO-DABKA-.mp3

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this