Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Dad Ku Dhow Iney Harraad Ugu Dhintaan Deegaanno Ka Tirsan Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

Biyo la’aan baahsan ayaa ka jirta qeybo ka mid ah deegaanno hoos taaga degmada Caynaba ee gobolka Sool.

Biyo la’aantan ayaa Labadii bil ee ugu dambeysay waxa ay saameyn xooggan ku yeelatay dadka ku nool deegaannadaasi, waxaana halkaasi deggan Boqolaal qoys oo ka mid ah dadkii ku cayroobay abaarihii dalka ka ku dhuftay.

Dadka deegaannadan ayaa kuu sheegaya iney halis ugu jiraan u dhimashada harraad haddii aan degdeg looga soo gaarin.

Waxgaradka deegaannadaasi ayaa codsanaya in si degdeg ah loo soo caawiyo, sidoo kale waxa ay dalbadeen in lala soo gaaro raashiin iyo biyo.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/BIYO-LAAAN-ADEEG-LAAAN-KA-JIRTA-.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this