Sign in to follow this  
Deeq A.

Tuulax “Baaritaan ayaan ku henyaa gubadashadii Suuqa Bakaaraha”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh. M. Network )-Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Banaadr Maxamed C/laahi Tuulax oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegaay in ay baarayaan waxyaabaha soo celceliya gubashada Suuqa Bakaaraha ee M/ Muqdisho.

Guddoomiye Tuulax ayaa tilmaamay in dabkii xalay kakacaySuuqaasi uu baabi’iyay Handti badan oo ay lahayeen ganacsato Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxa uu xusay in ka maamul ahaan ay xakameeyeen, kana hortageen in uu sii faafo dabkaasi.

Dabkan oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa xalay fiidkii hore uu ka kacay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan qeybta lagu iibiyo Huudheyda, kaas oo geystay khasaaro Hantitayadeed, walow aan la shaacin inta uu la’egyahay.

The post Tuulax “Baaritaan ayaan ku henyaa gubadashadii Suuqa Bakaaraha” appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this