Sign in to follow this  
Deeq A.

SAWIRRO: Khasaaraha dabkii ka kacay Bakaaraha

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Kooxaha dab-damiska ayaa ku guuleystay inay damiyaan Dab xoogan oo xalay ka kacay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho.

Dabka ayaa lasoo sheegayaa inuu ka bilowday qaybta lagu iibiyo Huudheyda, wuxuuna kusii faafay qaybaha kale ee ku dhow.

Khasaaraha badan ee uu dabku sababay ayaa lasoo sheegayaa inuu yahay mid Hantiyadeed, wallow ay jiraan dhaawac dad soo gaarey.

Dadka dhaawacmay ayaa la sheegay inay waxyeeladu kasoo gaartay Rasaas ay ganeen ciidamada amniga, taasi oo timid markii looga shakiyay inay boob damac-san yihiin.

Hoos ka daawo sawiradda

1-1-300x193.jpg 2-1-300x183.jpg 3-1-300x200.jpg 4-300x200.jpg 5-300x200.jpg

The post SAWIRRO: Khasaaraha dabkii ka kacay Bakaaraha appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this