Deeq A. Posted January 11, 2019 Muqdisho (Sh.M.Network) – Taliska Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay xabsi dhigeen sarkaal sameeyay ku tagrifal awoodeed. Sarkaalka oo magaciisa lagu sheegay Maxamuud Xun-dubey ayaa lagu soo eedeeyay inuu Jirdilay xaaskiisa, kuna baahiyay baraha bulshadda. Taliska ayaa ku adkeystay inaanu marnaba loo dulqaadin karin in lagu xadgudbo sharafta iyo karaamada dadka Soomaaliyeed. The post Sarkaal ka tirsan Booliska Somalia oo xabsi la dhigay appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites