Sign in to follow this  
Deeq A.

Sarkaal ka tirsan Booliska Somalia oo xabsi la dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Taliska Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay xabsi dhigeen sarkaal sameeyay ku tagrifal awoodeed.

Sarkaalka oo magaciisa lagu sheegay Maxamuud Xun-dubey ayaa lagu soo eedeeyay inuu Jirdilay xaaskiisa, kuna baahiyay baraha bulshadda.

Taliska ayaa ku adkeystay inaanu marnaba loo dulqaadin karin in lagu xadgudbo sharafta iyo karaamada dadka Soomaaliyeed.

The post Sarkaal ka tirsan Booliska Somalia oo xabsi la dhigay appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this