Sign in to follow this  
Deeq A.

RW Khayre oo la kulmay sii-haayaha xilka ergayga QM

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Ra’iisul Wasaaraha dalka, Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii haayaha xilka ergayga qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Rai Zenenga.

Wasiirka koowaad ee xukuumadda Soomaaliya oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa fahfaahin ka bixiyay qodobadda ay ka wada hadleen mas’uulkaan ka tirsan xafiiska UN-ka.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa tibaaxay inay kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa cilaaqaadka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay, iyadda oo muhiimada 1aad la siinayo danta dalka iyo dadka.

Inline with our efforts to strengthen a new chapter in FGS-UN relations with Somali statebuilding & peacebuilding top of the agenda, received Ag SRSG @UNSomalia Rai Zenenga to discuss UN's strong support towards delivering Somali priorities to benefit Somalis#NabadIyoNolol pic.twitter.com/ecXzKhx0Ng

— SomaliPM (@SomaliPM) January 10, 2019

The post RW Khayre oo la kulmay sii-haayaha xilka ergayga QM appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this