Deeq A. Posted January 10, 2019 Muqdisho (Sh.M.Network) – Wararka laga helayo suuqa Bakaaraha ee Muqdisho waxay sheegayaan inuu dab halkaasi ka kacay. Goobjoogayaal ayaa kusoo waramaya in Dabka uu ka kacay dhinaca suuqa lagu iibiyo Huudheyda, islamarkaana uu kusii fidayo qaybaha kale. Kooxaha dab-damiska ayaa ku howlan sidii ay baq-tiijin lahaayeen dabka, oo bas-beeliyay xarumo badan oo ganacsi. Khasaaraha ayaa lasoo sheegayaa inuu ubadan yahay mid Hantiyadeed, iyadda oo aanan wali lasoo warin hadii ay mid nafeed jirto. Wixii warar ah ee kusoo kordha kula soco wararkeena dambe, Insha Allah The post Dab xoogan oo ka kacay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites