Sign in to follow this  
Deeq A.

Dab Caawa ka kacay suuqa Bakaaraha

Recommended Posts

Deeq A.   

Dab aad u xoogan ayaa goordhow waxaa uu ka kacay suuqa weeyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Dabka ayaa si gaar ah waxa uu uga kacay suuqa lagu iibiyo huudheeyda.

Warar is qilaafsan ayaa ka soo baxaya waxa sababay dabkaan wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo hubeeysan ay isku rasaaseeyeen gudaha suuqa rasaaataasina ay sababtay dabka.

Gaadiidka dab damiska ayaa ku hoowlan daminta dabkaasi.

Suuqa Bakaaraha dhoowr jeer oo hore ayaa waxaa ka kacay dab ceenkaan oo kale ah geeystay qasaare aad u badan.

Faah faahinta dib kala soco insha allah.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Dab Caawa ka kacay suuqa Bakaaraha appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this