Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumada Muuse Biixi oo beenisay Safiir & Ergay Ingiriisku u soo magacaabay Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   
ayaan.jpg

“UK waxaa u jooga Somaliland representative u qaabilsan xidhiidhka UK and Somaliland. Fadlan  joojiya warka aad faafinaysiin ,  safiir iyo envoy midna maaha. Ilaahey maalintaas ha inna gaadhsiiyo. Insha allah dhawaan” Sidaa waxaa tidhi Wakiilka Somaliland u joogta UK Ayaan Canshuur

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this