Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaliya: War Deg Deg Ah . Qarax Goor Dhawayd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   


(SLT-Muqdisho)Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Gaadhi ku qarxay agagaarka Isbitaal Digfeer ee degmada Hodon, Magaalada Muqdisho.

F9129FAE-E8A8-4D5B-8D25-2BCE839B1484.jpe

Qaraxa ayaa qabsaday Gaadhi la sheegay in lagu xidhay waxyaabaha qarxa oo halkaasi marayey, waxaana dhawaaqiisa laga maqlaayay degaano badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan inuu jiro khasaare ka dhashay Qaraxaas..

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegay in Qaraxa Gaadhigan lagu xidhay uu watay Nabadoon Muxuyadiin Bagaase oo ka badbaaday, kaasoo la rabay in la khaarijiyo.

Ciidamada amniga ayaa gaadhay goobta Gaadhigu ku qarxay, waxaana la xidhay goobtaasi, iyadoo loo diiday dadka iyo gaadiidka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this