Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo magacaabay guddiga Badbaadinta Hantida Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Sh.M.Network) – Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka.

Guddigaan oo ka kooban 11 xubnood oo khabiiro ah ayaa waajibaadka laga doonayo wuxuu yahay tirakoobka hantida dawladda iyo soo celinta dhulka iyo gaadiidka sida sharci darrada ah dawladda uga maqan.

Hoos ka akhriso magacyadda Guddiga

50027945_2232608343622038_1069224746765254656_n.jpg?_nc_cat=108&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=b17ffa71d7a2bb2b7e205ff8e2309f1e&oe=5CD1B85B

49857670_2232608440288695_6348426997424717824_n.jpg?_nc_cat=100&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=457a13e303208978a1a4a2074f36fad6&oe=5C8CC8DA

The post Khayre oo magacaabay guddiga Badbaadinta Hantida Qaranka appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this