Deeq A. Posted January 10, 2019 Muqdisho (Sh.M.Network) – Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka. Guddigaan oo ka kooban 11 xubnood oo khabiiro ah ayaa waajibaadka laga doonayo wuxuu yahay tirakoobka hantida dawladda iyo soo celinta dhulka iyo gaadiidka sida sharci darrada ah dawladda uga maqan. Hoos ka akhriso magacyadda Guddiga The post Khayre oo magacaabay guddiga Badbaadinta Hantida Qaranka appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites