Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Cusub Puntland oo Somaliland ugu baaqay in Ciidamadooda ay kala baxaan , Sool iyo Sanaag.

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe ( Sh.M.Network):-Madaxweynaha Cusub ee maamulka Puntland Saciid Dani ayaa ugu baaqay maamulka Soomaaliland in ay dib uga baxaan deegaanada maamulkiisa ka tirsan ee ay ku sugan yihiin Ciidamadooda.

Mr Dani ayaa xusay in dhulkaasi uusan muran ka taagneen sidaas daraadeed loo baahan yahay in Somaliland ay Ciidamadeeda kala baxdo.

“ Haddii ayagu Ingiriis yihiin annagu Talyaani ma nihiin” ayuu yiri Madaxweynaha Cusub ee Puntland Saciid Dani.

Dhawaan ayey ahayd markii Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ay Saciid Dani u doorteen Hoggaanka maamulkaas.

The post Madaxweynaha Cusub Puntland oo Somaliland ugu baaqay in Ciidamadooda ay kala baxaan , Sool iyo Sanaag. appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this