Suldaanka Posted January 9, 2019 Deg Deg:Ciidanka Puntland Oo Ka Baxay Jiida Tukaraq iyo Asad Diyaano Ka hadlay Ciidamada Puntland Ee ku sugan Jiida Hore Dagaalka ayaa Goordhaweyd Ka Baxay Jiida Hore Tukaraq. Ka Bixitaanka ciidankan Ee jiida waxaa ka hadlay General Asad Diyaano oo qoraalkan Hoose Soo Dhigay Bartu ku leeyahay Facebook. ‘Waxaan si xushmadi kujirto uga codsanayaa Ciidanka Difaaca Puntland ee kasoo baxay Furimaha Cadowga ay ku hor fadhiyeen Inay ku laabtaan Xarumahoodii hore wixii tabasho ama Sheegasho ah Waa lagala hadlayaa lagana qancin doonaa. ‘Dalka inagaa leh madaxweyne walba oo yimaadana asagaa Hogaaminaya waajibna tahay in lala shaqeeyo, walaalayaal Guud Ahaan Ciidanka Difaaca Waxaan leeyahay haddii Qofkaa Taageerada u ahaydeen ama Masiirka dalka samatabixintiisa u arkayseen aan La dooran maahan inaa Cadowga aad hor taagnaydeen kahor wareegtaan. ‘Waxaan rajaynayaa inaan Kulan deg deg ah La qaato Ciidanka Soo baneeyey Furimaha dagaalada Isla markaasna tabashadooda dhagaysano, Sidoo kale Dowladda Puntland Iyo madaxweynaha Cusub Waa muhiim Inay dhagaystaan Ciidanka Sheegashadooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted January 9, 2019 Gaas makes an urgent appeal to his clansmen not desert their positions... Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted January 9, 2019 This was expected. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted January 9, 2019 Suldaan, stop lying man. It was not Reer Mudug. There were small number of soldiers mainly from Daraawish (they are mixed not from partucular clan) who withdrew towards Garowe to protest against Deni selection as they were rooting for Asad Diano ( by the way Asad is from Qardho).They were disappointed with the result. The Puntland army wanted one of the Generals (Asad, Morgan, Said Dhere or Mudan). They did not expect Deni to be elected. Quote Share this post Link to post Share on other sites