Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir hore oo Israeli ah oo qirtay in uu basaas u ahaa dowladda Iran+Xukun lagu riday

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir hore oo Israeli ah oo qirtay in uu basaas u ahaa dowladda Iran+Xukun lagu riday

 

wasirisrael.jpg?resize=690%2C460

Wasiir hore oo ka tirsanaan jiray Israa’iil ayaa qirtay inuu basaas u ahaa Iiraan, Gonen Segev oo ahaan jiray wasiirkii tamarta Israa’iil badhtamihii sagaashamaadkii ayaa lagu wadaa in lagu rido xukun 11 sanno oo xadhig ah.

Gonen Segev ayaa lagu eedeeyay in xog ku saabsan suuqyada tamarta, saldhigyada ammaanka Israa’iil iyo xog ku saabsan saraakiisha sirddoonka uu u gudbin jiray dalka Iiraan.

Dacwad oogayaasha Israa’iil waxay sheegen in arrintani uu ku tallaabsaday markii Segev uu ku sugna dalka Nigeria tan iyo sannadkii 2012-kii ilaa sannadkii lasoo dhaafay.

Gonen Segev ayaa xabsiga la dhigay isagoo la sheegay inuu jaajuus u ahaa Iiraan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this