Deeq A. Posted January 9, 2019 Qoryooley ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Sh/Hoose Seyd-Cali Ibraahim Xasan ayaa baaq u diray madaxda sare ee dowladda Soomaaliya. Seyd-Cali Ibraahim Xasan ayaa ka codsaday dowladda dhexe in ay ku garab siiso saarida Miinooyin uu sheegay in ay ku aasan yihiin hareeraha degmadaasi. Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray in ka maamul ahaan ay wadaan qorshayaal looga hortagayo arrintaasi, laguna loo badbaadinayo dadka rayidka ah. Shalay ayey aheyd markii 5 caruur ah ay ku Geeriyoodayeen qarax ka dhacay degmada Qoryooley oo la sheegay in ay kyu ciyaarayeen caruurtaasi. The post Maamulka Qoryooley Oo baaq u diray dowladda Soomaaliya appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites