Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni Oo hakiyay kharashaadka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe ( Sh. M. Network )-Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi (Deni) ayaa soo saaray wareegtadii ugu horreysay ee uu ku xannibayo Kharashaadka maamulkaasi ee ku keydsan Bankiga Dhexe iyo Xawaaladaha gaarka loo leeyahay.

Amarkan ayaa lagu wargaliyay mas’uuliyiinta wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga Dhexe ee dowlad goboleedka Puntland.

Halkan hoose ka akhriso:-

joojin-225x300.jpg

The post Madaxweyne Deni Oo hakiyay kharashaadka Puntland appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this