Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxwaynaha Puntland oo qaabilay wafdiga DFS

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (Sh.M.Network) – Madaxwaynaha cusub ee Puntland, Saciid Cabdullaahi Dani, ayaa la kulan la yeeshay wafdiga ay dowlada Federaalka udirtay magaalada Garowe.

Wafdiga ayaa waxaa hogaaminaya wasiirka arrimaha dibadda xukuumada Soomaaliya, Axmd Ciise Cawad, iyadda oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale.

Mr Dani ayaa maanta oo Talaadda waxaa loo doortay Hogaamiyaha Puntland, isaga oo xafiiska joogi doona Shanta sano ee soo socota.

DwZyIFHWsAI_AEb.jpg

DwZyLNyWkAEX_GI.jpg

DwZqAUFWwAAiTTJ.jpg

The post Madaxwaynaha Puntland oo qaabilay wafdiga DFS appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this