Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Karaash oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa loo doortay madaxweyne ku xigeenka cusub ee dowladda Puntland,kadib markii uu wareegii u dambeeyay dhulka ku jiiday Cabdi Ibraahim Warsame Qawdhan oo la tartamayay.

Mudane Axmed Karaash ayaa helay aqlabiyad buuxda 47-cod,halka murashixii la tartamayay Cabdi Qawdhan uu helay 19-cod oo keliyah.

Madaxweyne ku xigeenka cusub, Axmed Karaash ayaa hore u soo qabtay xilal kala ah; wasiirka Arrimaha gudaha  iyo wasiirka Duulista hawada  ee Puntland oo uu ka soo qabtay xukuumadii Cabdiweli Gaas.

PUNTLAND POST

The post Axmed Karaash oo loo doortay madaxweyne ku xigeenka Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this