Sign in to follow this  
Deeq A.

Natiijada Wareegga Koowaad Ee Doorashada Puntland, Gaas Oo Haray

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa lasoo gabagabeeyay tirinta Wareegga Koowaad ee doorashada madaxweyne ee Puntland, iyadoo ay codeeyeen 66 xildhibaan.

Guddiga doorashada ayaa shaaciyey cidda usoo gudbtay wareegga Labaad, waxaana ay kala yihiin.

  • Saciid C/laahi Dani oo helay 20
  • Jeneraal Aasad Cismaan C/laahi oo helay 17
  • Faarax Cali Shire oo helay 9

Madaxweynihii Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas oo ka mid ahaa musharraxiintan ayaa ka mid noqday xubnihii aan usoo gudbin wareegga Labaad.

Xildhibaannada ayaa hadda guda galaya codeynta Wareegga Labaad ee doorashada.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this