Sign in to follow this  
Deeq A.

Muxuu C/weli Gaas Ka Yiri Doorashadii Maanta Ka Dhacday Garoowe (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday Garoowe ayaa ugu horreyn u hambalyeeye madaxweynaha cusub ee maamulkaasi Dani.

Wuxuu sheegay inuu ku faraxsan yahay nidaamkii ay doorashadaasi u dhacday, sidoo kalena u hambalyeenayo madaxweynaha cusub.

Gaas ayaa sheegay in Dani uu yahay shaqsi aqoon leh, wax badanna ka qaban kara xaaladda guud ee Puntland.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/01/CWELI-GAAS.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this