Sign in to follow this  
Deeq A.

Howlgal dad lagu soo qab qabtay Oo laga sameeyay Afgooye

Recommended Posts

Deeq A.   

Afgooye ( Sh. M. Network )-Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Maxamed Ibraahin Barre oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay howlgal maanta laga sameeyay gudaha degmada Afgooye ee gobolkaasi.

Guddoomiye Barre ayaa sheegay in u jeedka howlgalkan uu ahaa mid lagu xaqiijnayo amniga degmadaasi.

Waxaana uu tilmaamay in lagu soo qab qabtay tiro dad ah oo looga shakisan yahay falalka amni darri ee mararka qaar ka dhaca halkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/ok.mp3

The post Howlgal dad lagu soo qab qabtay Oo laga sameeyay Afgooye appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this