Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Karaash Oo loo doortay ku xigeenka Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe ( Sh. M. Network )-Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyay doorashada Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, iyadoona golaha wakiilada maamulkaasi ay xilkan u doorteen Axmed Cilmi Cismaan (Karaash).

Madaxweyne ku xigeenka cusub ayaa helay 47 Cod, kaas oo wareegii u dambeeyay la tartmayay Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan), oo helay 19 Cod.

Wareegii labaad ayaa waxaa sidoo kale ku haray C/laahi Cali Xirsi (Timacadde) oo helay 9 Cod, halka Musharraxiinta kalena ay ku hareen wareegii 1-aad ee doorashadaasi.

Axmed Karaash ayaa 5 sano ee soo socota heyn doono xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland, iyadoona maanta Madaxweynaha maamulkaasi loo doortay Saciid Deni.

The post Axmed Karaash Oo loo doortay ku xigeenka Puntland appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this