Dalmar1 Posted January 8, 2019 Deni (below) Calling Kheyre in Mogadishu, telling him that their money was well spent on him. Nabd iyo Nolol partying after hearing their puppet's victory call Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 8, 2019 Waraa cunugii yaraa haye, waa isdhiibtay ciyoowba miyaa? Aawey adeeradaa isbaarodoonka intee ku dambeeyeen? 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted January 8, 2019 35 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Waraa cunugii yaraa haye, waa isdhiibtay ciyoowba miyaa? Aawey adeeradaa isbaarodoonka intee ku dambeeyeen? Adeerkiis abdishakuur shalay muqdisho ayaa lagu bahdilay hotel maka almukaram hortiisa ayuu ku ooynaayey shalay in front of media cameras Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted January 8, 2019 @Miskiin-Macruuf-AqiyaarLoool, walahi you really underestimate the political play-book of beesha Iljeex. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 8, 2019 2 hours ago, Dalmar1 said: @Miskiin-Macruuf-AqiyaarLoool, walahi you really underestimate the political play-book of beesha Iljeex. Why did you completely edite your post? It was about Madoobe in Kismaayo and such and now this. Fudeedkaaga xataa your posts kama fakadaan, in an hour completely editing the original post. Fudeedoow sida dabeesha camal u biibaayo iga dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 8, 2019 2 hours ago, cadnaan1 said: Adeerkiis abdishakuur shalay muqdisho ayaa lagu bahdilay hotel maka almukaram hortiisa ayuu ku ooynaayey shalay in front of media cameras Kaas bahdilnimo uma dhino. Tan iyo 2009 asagaa isbahdilaaye. Salaadii Ciidda Carafo ayaa isku meel ku tukaneynay. Toronto toddabaadyo uu u joogay qaaraan aruuris u yimid bishii sideedaad. Wax salaamaaye xataa ma jirin, asaga iyo koo daba ordaaye. Mar aan rabay inaa dhaho, salaada markii laga baxay, ma quusatid miyaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dalmar1 Posted January 8, 2019 39 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Why did you completely edite your post? It was about Madoobe in Kismaayo and such and now this. Fudeedkaaga xataa your posts kama fakadaan, in an hour completely editing the original post. Fudeedoow sida dabeesha camal u biibaayo iga dheh. For once Miskinow weerarka oo aflagaadaha inaga yareey, qof weyn oo masuul ba tahay xoga isku xishood because i have no time for futile jidjiid, so lets debate productively on whether Abdishakur will be our President soon, because political analysts all agree on him being the favorite to lead Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted January 9, 2019 20 hours ago, Dalmar1 said: [A]bdishakur will be our President soon, because political analysts all agree on him being the favorite to lead Somalia. Yes, waa markee tahay aakhiro samaanka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted January 9, 2019 The new president of Puntland Saeed Deni has revealed that the co-operation of the regional state will remain and will not change. Deni, who was interviewed by the BBC, said the country's constitution states that the regional administrations should cooperate and work their interests, and that whatever the constitution states will happen. The new President of Puntland has already indicated that the establishment of the National Constituent Assembly in 2017 will not change, as expected. Quote Share this post Link to post Share on other sites