Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Yaa u gudbay wareegga labaad ee doorashada?

Recommended Posts

Deeq A.   

Wareega koowad ee doorashada madaxtinimada Puntland ayaa hadda soo dhammaaday,waxaana wareegga labaad u gudbay saddex murashax oo kala ah Siciid Cabdullaahi Deni,Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano iyo Faarax Cali Shire.

Murashixiinta u gudbay wareegga labaad ayaa kala helay; Faarax Cali Shire 9-cod, Asad Cismaan Diyaano 17-cod iyo Siciid Cabdullaahi Deni 20-cod,iyadoo haatan ay bilaabanayso codaynta wareegga labaad ee doorashada.

Madaxweynaha talada haya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kamid noqday murashixiinta ku haray wareega kowaad isagopo helay 8-cod.

PUNTLAND POST

The post Puntland: Yaa u gudbay wareegga labaad ee doorashada? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this