Sign in to follow this  
Deeq A.

Diyaano iyo Deni oo u gudbay wareegga saddexaad ee doorashada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Wareegga labaad ee doorashada madaxtinimada Puntland ayaa hadda soo dhammaaday,waxaan wareegga saddexaad u soo gudbay murashax  Siciid Cabdulaali Deni iyo murashax Asad Cismaan Cabudullaahi Diyaano.

Mudane Siciid Deni ayaa helay 29-cod,halka murashax Asad Diyaano helay 30-cod.

Waxaa goor dhow bilaabayana wareegga saddexaad oo cod-dheeri ah.

PUNTLAND POST

The post Diyaano iyo Deni oo u gudbay wareegga saddexaad ee doorashada Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this