Deeq A. Posted January 8, 2019 Siciid Cabdullaahi Deni ayaa loo doortay madaxweynaha dowladda Puntland ee 5-ta sano ee soo socota,kadib markii uu 35-cod ka helay wareeggii seddaxaad ee doorashada. Asad Cismaan Diyaano oo kula tartamayay wareegga saddexaad ayaa isna helay 31-cod Weli waxaa harsan doorashada madaxweyne ku xigeenka oo goor dhow bilaabaysa. Doorashada madaxweyne ku xigeenka waxa ku tartamayaa 11 murashax oo uu ku jiro Cabdixakiin Camey oo hore kursigan u fadhiyay. PUNTLAND POST The post Siciid Deni oo loo doortay madaxweynaha Puntland appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites