Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee loo doortay dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Sidoo kale madaxweynaha Jubaland ayaa bogaadiyay mudanayaasha Baarlamanka Puntland oo uu ku ammaanay in ay xaqiijiyeen in doorasho xalaal ah ay ka dhacdo Puntland.

Mudane Axmed Madoobe ayaa shacab weynaha Puntland ugu baaqay in ay garab istaagan madaxweynaha cusub,islamarkaana wadajir iyo midnimo muujiyaan.

MADOOBE.jpg?resize=483%2C598&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Axmed Madoobe oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this