Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirada Hoolka: Madaxweynaha Puntland Oo Maanta La Dooranayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta lagu wadaa in Garoowe lagu doorto madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee 5-ta sano ee soo socota.

Hoolka doorashada waxaa jooga korjoogayaal isugu jira dowladda federaalka ah, IGAD iyo beesha caalamka. 21 murashax madaxweynaha ah iyo 11 ku-xigeennada ah ayaa laga dooran-doonaa mid hal.

Weriyeyaasha Goobjoog News ee hoolka ku sugan waxaa ay sheegayaan in ammaanka la adkeeyey, murashaxiinta ay soo galayaan.

Goobjoog News

pu8.jpg pu7.jpg pu9.jpg pu6.jpg pu5-1.jpg pu5.jpg pu4.jpg pu3.jpg pu2-1024x683.jpg pu1.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this