Deeq A. Posted January 8, 2019 Xildhibaannada baarlamaanka Puntland ayaa bilaabay codeynta doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi, waxaana ku tartamaya 21 musharrax. 66 xildhibaan ayaa dooranaya madaxweynaha cusub ee Puntland, waxaana wareegga Koowaad ku guuleysan kara oo kaliya musharraxii hela codadka Saddex meel Labo meel. Ammaanka magaalada Garoowe ayaa aad loo adkeeyey iyadoo la wada eegayo hannaanka ay doorashadan u socoto. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites