Sign in to follow this  
Deeq A.

Toos u daawo: Doorashada madaxtinimada Puntland oo ka socota Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Doorashada madaxtinimada Puntland ayaa saaka oo Talaado ah ka socota xarunta Baarlamanka Puntland ee magaalada Garoowe.

Doorashada ayaa waxaa ku loollamaya 21 murashax madaxweyn iyo 11 murashax madaxweyne ku xigeen,waxaana codaynayaa 66-da mudane ee uu ka koobanyahay Baarlamanka Puntland.

Amniga caasimadda ayaa si weyn loo adkeeyay,iyadoo ciidamada kala duwan ee Puntland ay ku sugan yihiin dhammaan waddooyinka magaalada,waxaana la xannibay isu’ socodka gaadiidka soo galaya am aka baxaya magaalada ilaa laga gaarayo 4:00pm ee Galabta.

PUNTLAND POST

The post Toos u daawo: Doorashada madaxtinimada Puntland oo ka socota Garoowe appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this