Sign in to follow this  
Deeq A.

Waddamada Itoobiya iyo Eriteriya oo maanta si rasmi ah isugu furay xudduudohooda+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   
erixad.jpg?resize=690%2C459

Hoggaamiyeyaasha dalalka Itoobiya iyo Eriteriya ayaa maanta si rasmi ah waxa ay u wada fureen xuduuda labadaasi dal ka wadaagaan ee daagaanada Oumajir iyo Humera ee waqooyiga dalkaasi.

Labada hoggaamiye ee Abiy Ahmed iyo Isaias Afwerki ayaa waxaa munaasabadooda xad-furidda ku weliyay saraakiil sar-sare oo labada dowladood ka socda.

Arrintan ayaa timid kadib dadaallo wadahadal oo si xowli ah u dhexmarayay labadan dal kaas oo uu hoggaaminteeda lahaa ra`iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed.

erixad3.jpg?resize=690%2C459erixad2.jpg?resize=690%2C1036erixad1.jpg?resize=690%2C459

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this