Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashadii Puntland Oo Iibsiga Xildhibaanadu Caawa Halkii Ugu Saraysay Uu Gaadhay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Garoowe) Iyadoo Maalinta bari ah ay Baarlamaanka Maamul Goboleedka Dalkaasi Soomaliya dooranayaan Madaxweyne ayaa caawa suuqa kala iibsiga Xildhibaanada 66-ka wuxuu suuqoodu gaadhay halkii u saraysay.

F7F2DD5D-FA67-4F94-BC6C-C21624D6812D.jpe

Codka halkii Xildhibaan ayaa caawa Garoowe ka maraayaa 190,000$ . Waa lacag aad u badan Boqol iyo sagaashan kun oo Doollae.

Cidda lacagta ku soo baxda iyo siday doorashadu u dhacdo kala soco Insha allah Shabakada wararka ee Somalilandtoday.com

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this