Sign in to follow this  
Deeq A.

Ma, Og Tahey Misaaniyada Madaxtooyada Somaliland Iney Tahey,{15million Usa Doller. } Waxaas Lacaga Madaxweynaha

Recommended Posts

Deeq A.   

hamaan hayaddah dalkeena somaliland, waa kuwo, howshoodu qarran gabey, waxaan idiin heeynaa cadeeymo buuxa oo muuqda.

AB991141-2EBC-49F9-B430-A248FC64E161.png

Haddaan ku bilaabo misaaniyada qarranka soo goosha ,ama aan ka falaano misnayadaha galla hayada , wassarada maaliyada iyo madaxtooyada waad yaabeeysaan waxa lacag meeshaas galla ee aan waxba lagu qaban.

Waxaa jira in missaaniyada ,wasarada maaliayda somaliland ,ay tahey lacgta ku baxda { $220 MILLION USA DOLLER}.

waxaaso oo lacagi meel aay qabato lama garanyo.

DHanka kale waxaan doonayaa inaan idin sheegno, inney madaxtooyada somaliland iyadana aay tahey m isanayada ku baxda{ $ 15MILLION USA DOLER}.

Waxaas oo lacga ee madaxtooyada somaliland galla, waxaa

qaata madaxweynaha iyo famligiisa.
SHaqalaha madaxtooyada ka shaqeeya iyaga wax yer oo mushaaro ah uunbaa la siiyaa.

Taasina waata keentey inuu muuse biixi sacad cali shire uu ka dhigto wasiirka maliyada , waana si aay dalka u dhacaan waxaa la soo gaadhey xiligii dalka lakala boobayey, dadkeena soomaliland ee dalkii jooga wallahi waa kuwo hurda, oo qabyaalad iyo nin jacleeysi aay la hadhey, silica ugu badanina iyaguu ku dhacaa.

waxaa qorey fuaad m,qawdhan. arimaha bulshada london

facebook fuaad qawdhan

00447383135563

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this