Sign in to follow this  
Deeq A.

Kaftanka Maanta: Mayska Habar Magaadlaynaa: By: Ahmed Nuur Guruuje

Recommended Posts

Deeq A.   

,, Kaftanka maanta, ma iska habar magaadlaynaa ,,.

Waatanoo Beeshii West Burco Clan mucaaridnimaddii garan wayday , xisbiyadii loo tiranayayna ku hakan wayday, cabasho iyo tv iska dayn wayday ,cadho iyo buuq joojin wayday , hadana iridaha madaxtooyada ka maqnaan wayday .

EC443767-ADFE-4952-B3BD-0F5374B8E262.jpe

sidaa markay tahay , waar ilmaadeerayaal , ma iska habar magaadlaynaayoo , Odaygan Muuse intaynu dhabta ku qabano siddii Cigaal aynu 1997 ula soo wareegnay ,Markuu haakah yidhaahdo Ina Cabdi dheere ma kula itaalaa , ilayn waatanoo Madaxtooyadii la inaga kari waaye .

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this