Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhallinyarada Muqdisho Oo Sare u Qaaday Xirfadaha Ay Ku Shaqeystaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Waddooyinka Muqdisho waxaa kusoo kordhaya dhallinyarada cabitaanka ka sameeye qudaarta dalka, kuwaasi oo noloshooda ku maareeya.

Waxay tani shaqo abuur u noqotay dhallinyaro badan, iyadoo cabitaannada ay sameeyaanna ay dadku aad u daneeyaan.

Qaar ka mid ah dhallinyaradan oo la hadlay Goojoog ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay hadda usoo jeesteen iney cabitaan ahaan u cabaan qudaarta oo qofka isaga oo taagan loo shiidayo.

Halkii mehrad ee lagu shiido cabitaankan waxaa ka shaqeysa ku dhowaad 10 qof oo dhallinyaro ah kuwaasi oo maalin iyo habeenba halkaasi ka shaqeysta.

Halkaan hoose ka daawo:

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this